Kulanka ayaa diiradda lagu saarayay sidi loogu Abuuri Lahaa Dhalanyarada Soomaaliyeed Fursado Maalgelineed taas oo noqon doonto in labada dhinac ka wada Shaqeeyaan Xoojinta iyo Hergilinta Shaqo Abuurka kaga aadan Dhanka Dhalanyarada iyo Haweenka oo ah kuwa ugu nugul Bulshada Soomaaliyeed.
Waxaa Kulanka Furay soona dhaweeyay Barnaamijkaan Wasiir Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xil. Yuusuf Maxamed Aadan oo ku dhirigeliyay in Bulshada ka faaiidestaan lana joogteeya Arimahaan oo kale.
Ugu dambeynti, Waxaa kulanka laguso Gabagabeeyay in dhinacyada Howlaha Horatabinta leh horay laga bilaabo sii loo gaaro hadafka Shaqo Abuurka Dhalanyarada Soomaaliyeed.





