Maalmo kooban ayaa ka dhiman qabashada Shirweynaha Qaran ee Shaqooyinka (Somali National Job Fair 2025).
Waxaa lagu wargelinayaa shirkadaha iyo hay’adaha daneynaaya ka qaybgalka in ay iska diiwaangeliyaan si ay u helaan boosaska loo qoondeeyey bandhigga.





