
Waxaa Maanta Kulan Wada-shaqeen dhex Maray Masuulinta Xarunta Shaqo Abuurka Qaranka ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo Shirkada KIMS Microfinance kulankaas oo maanta ka Qabsoomay Xarunta Shaqo Abuurka Qaranka ee Isla Wasaaradda.
Kulanka ayaa diiradda lagu saarayay sidi loogu Abuuri Lahaa Dhalanyarada Soomaaliyeed Fursado Maalgelineed taas oo noqon doonto in labada dhinac ka wada Shaqeeyaan Xoojinta iyo


