
Xafladda abaalmarinta shahaadooyinka Barnaamijka tababarka adeegyada Shaqo-Helidda.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Mudane Yussuf Wadani ayaa si rasmi ah u soo xiray xafladda abaalmarinta shahaadooyinka ka-qaybgalayaasha barnaamijka tababarka








