Adeegsiga nidaamka casriga ah ee isku xira loo-shaqeeyayaasha iyo shaqo-doonka.

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS ayaa Muqdisho kusoo bandhigtay adeegsiga nidaamka casriga ah ee isku xira loo-shaqeeyayaasha iyo shaqo-doonka. Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda, Xildhibaan Marwo Aamina Xuseen Cali ayaa furtay Habka Isticmaalka Nidaamka sidoo kaleena waxaa kasoo qayb galeen xubno ka socday hay’adaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwa aan dowliga ahayn, iyo hay’ado caalami ah oo dhiirrigeliyay shaqo-abuurka dhalinyarada Soomaaliyeed.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recent News & Events

Our Newsletter

Subscribe to our newsletter and be the first to know about exciting updates and valuable insights. Join our community today and never miss a thing!

Please enable JavaScript in your browser to complete this form.