
Adeegsiga nidaamka casriga ah ee isku xira loo-shaqeeyayaasha iyo shaqo-doonka.
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS ayaa Muqdisho kusoo bandhigtay adeegsiga nidaamka casriga ah ee isku xira loo-shaqeeyayaasha iyo shaqo-doonka. Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda, Xildhibaan Marwo