Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada iyo Shirkadda KIMS Microfinance ayaa u Qabtay Tababar lagu Maalgelinaayo Ganacsiyada yar yar
Xarunta Adeega Shaqo Abuurka Qaranka ee Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada iyo Shirkadda KIMS Microfinance ayaa u Qabtay Tababar lagu Maalgelinaayo Ganacsiyada yar yar oo ay ka faaiideesan doonaa Ila iyo 30 Qofood.
Waxaa Tababarka Furay Wasiir Dowlaha Wasaaradda Xildh Yusuf Mohamed Adan oo ku dhiirigeliyay Bulshada iney ka faaiidestaan Barnaamijkaan Shaqo Abuurka ah kaas oo lagu Taageraayo Bulshada kuwa Nugul.
Dhanka kale, Madaxda Ka socotay Shirkadda KIMS Microfinance ayaa Sharaaxad Fiican ka bixiyay Barnaamijkan iyo Hananka looga Faaidesan Karo iyadoo Shaqsiga lagu Dhibeenin Shuruuda Adag.
Ugu Dambeen, Waxaa Barnaamijkaan soo dhaweeyay kana Mahadceliyay Dadka kasoo Qayb Galay Tababarka Maalgelinta ee Ganacsiyada Yar Yar.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recent News & Events

Our Newsletter

Subscribe to our newsletter and be the first to know about exciting updates and valuable insights. Join our community today and never miss a thing!

Please enable JavaScript in your browser to complete this form.