Waxaa si rasmi ah inoogu qabsoomay Wajigii Saddexaad iyo Afaraad ee Tababarka Adeegyada Shaqo-helidda (Employability Service Training),

Waxaa si rasmi ah inoogu qabsoomay Wajigii Saddexaad iyo Afaraad ee Tababarka Adeegyada Shaqo-helidda (Employability Service Training), kaas oo lagu qabtay Xarunta Shaqo Abuurka Qaranka ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada (XFS).
Tababarkani wuxuu diiradda saaray kor u qaadista xirfadaha iyo aqoonta dhalinyarada, si ay u noqdaan kuwo si buuxda ugu diyaarsan suuqa shaqada iyo fursadaha horumarineed ee dalka.
Sidoo kale, tababarku wuxuu qayb ka yahay dadaallada joogtada ah ee Wasaaradda ku xoojinayso tayada adeegyada shaqo-helidda, iyo kor u qaadista awoodda dhalinyarada Soomaaliyeed si ay door muuqda uga qaataan horumarinta dalka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recent News & Events

Our Newsletter

Subscribe to our newsletter and be the first to know about exciting updates and valuable insights. Join our community today and never miss a thing!

Please enable JavaScript in your browser to complete this form.