
Waxaa si rasmi ah inoogu qabsoomay Wajigii Saddexaad iyo Afaraad ee Tababarka Adeegyada Shaqo-helidda (Employability Service Training),
Waxaa si rasmi ah inoogu qabsoomay Wajigii Saddexaad iyo Afaraad ee Tababarka Adeegyada Shaqo-helidda (Employability Service Training), kaas oo lagu qabtay Xarunta Shaqo Abuurka Qaranka