Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si rasmi ah u qabaneysaa Bandhigga Shaqooyinka Qaranka 2025 (National Job Fair 2025).
Ka qaybgal bandhiggan oo door muhiim ah ka qaado isku xirka shaqo-bixiyeyaasha iyo dhalinyarada shaqo-doonka ah.





