
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo Abaalmarisay 10 Dhalinyaro oo Hal-abuur Ganacsi Leh
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ku qabatay Xafladda Abaalmarinta Hal-abuurka Ganacsi, taas oo lagu abaalmariyay 10 dhalinyaro ah