
Soomaaliya oo laga xusay maalinta caalamiga ah ee shaqada hufan
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaaladda Muqdishu ku qabatay Munaasabad ballaaran oo lagu xusaayay Maalinta Shaqada Hufan ee Adduunka